Ciidamo ka yimid dal ku yaala galbeedka Afrika oo Muqdisho soo gaaray

Ciidamo cusub oo Boolis ah kuwaasoo qayb ka ah howgalka ATMIS ayaa maanta kasoo dagay garoonka Aadan cadde ee magaalada Muqdisho. War-Saxaafadeed kasoo baxay ATMIS ayaa lagu sheegay in ciidankaan ay qayb ka yihiin dadaallada ku aaddan Nabadda iyo Xasilloonida. Ciidankan ayaa ka yimid dalka galbeedka Afrika ku yaalla ee Nigeria, waxayna dhinaca tababarada iyo … Continue reading Ciidamo ka yimid dal ku yaala galbeedka Afrika oo Muqdisho soo gaaray